
Buuxi meelaha bannaan
Authored by Ahmed Mohamed
Other
7th Grade
Used 39+ times

AI Actions
Add similar questions
Adjust reading levels
Convert to real-world scenario
Translate activity
More...
Content View
Student View
10 questions
Show all answers
1.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 1 pt
Inta aadan go'aan qaadan ____ fiirso waxa ka iman kara
iskaa
wada
ka
iyo
2.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 1 pt
Haddii aadan go'aan gaari karin _____ tasho saaxiibkaa
ku
mise
la
ma
3.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 1 pt
Casharkani waxa uu _____ saabsan yahay sida curis loo sammeeyo
ku
kala
iyo
sii
4.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 1 pt
Ma Cabdi baa hadlay _______ Cali?
iga
ama
mise
iska
5.
MULTIPLE SELECT QUESTION
30 sec • 1 pt
__ fahamtay waxa uu macallinku maanta ____ hadlayay
wada
ma
ka
sii
6.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 1 pt
Inkastoo aan rabay in aan hadlo, haddana waan ______ aamusay
wada
is
iska
la
7.
MULTIPLE CHOICE QUESTION
30 sec • 1 pt
waa _____ wax u qabso
la
kala
iskaa
iyo
Access all questions and much more by creating a free account
Create resources
Host any resource
Get auto-graded reports

Continue with Google

Continue with Email

Continue with Classlink

Continue with Clever
or continue with

Microsoft
%20(1).png)
Apple
Others
Already have an account?